
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay safiirka Switzerland u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, Talaado 15 Luulyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Mr. Mirko Giulietti, oo ay ka wada hadleen …